Wednesday, May 17, 2017

ma ogtahay akhristoow

Kusoo dhawaada dhamaan inta wax aqrisa Barnaamij xiisa badan oo Aqoon kororsi ah Cudur Daar wixii Qalad aad u aragto waa ina sixi kartaa ma qaldame waa ALLAH kaligii. kala faaiideysi wacan  

1-Ma ogtahay in dadka dhafra ay yihiin dadka aadka ugu nugul in ay ku dhacaan cudurada wadnaha iyo  halbowlayaasha dhiiga qaada  iyo weliba dheefshiidka ?

2-Ma ogtahay in: Tirada Aayaadka Quraanka kariimka  ay yihiin114 Suurat?

3-Ma ogtahay in: Qaar ka mid ah magacyada Quraanka kariimka ay yihiin: Al-Quraanka, Al-kariim, Al-musxaf, al-furqaan ?

4-Ma ogtahay in Suuratul Towba in aysan ka bilaawan (Bismillahi Rahmaani Raxiimi)

5-Ma ogtahay in 86 suuradood oo quraanka kamid ah in ay kusoo degeen Maka Al mukarama ?

6-Ma ogtahay in 28 suuradood oo quraanka mid ah in ay kusoo degteen Madina Al-munawara

7-Ma ogtahay in suuratul faatixa in lagu magacaabo (Umul Kitaab,umul Quraan,)?

8-Ma ogatahay in Suuratul Baqara ay tahay suurada ugu Dheer Suuradaha Quraanka kamiimka ah mase ogtahay in  suurada ugu gaaban suuradaha quraanka ay tahay suuratulKOWthar ?

9-Ma ogtahay in Dhawaaqa (Muslimiina) in Quraanka kariimka uu ku soo noqnoqday (41) Jeer ?

10-Ma ogtahay in Tirada Aayadaha Quraanka kariimka ahi ay yihiin (6236)Lix kun laba boqolsodon iyo lix aayadood ?

11-Ma ogtahay in Tirada  xarfaha Quraanka kariimka yihiin (340.740) oo xaraf ?

12-Ma ogtahay in Dhawaaqa(Malakuut) quraanka kariimka ah ku soo noqnoqotay (4)Jeer ?

13-Ma ogtahay in Tirada erayada Quraanka Kariimka ahi Yahay (77,277) Eray ?

14-Ma ogtahay in erayga (Ruuxa Quduus)Quraanka Kareemka kusoo noqnoqday (4) ?

15-Ma ogtahay in(Adunyaa) Quraanka kariimka ah ay ku soo noqnoqotay (115) Jeer?

16-Ma ogtahay in ereyga (Rukuuc) quraanka kariimka ah kusoo noqnoqday (13) Jeer?

17-Ma ogtahay in erayga(Al-Akhirata)quraanka kariinka ah kusoo noqnoqotay (115) jeer.

18-Ma ogtahay in Erayga (Xajka) uu quraanka kariimka ah ku soo noqnoqday (13) jeer ?

19-Ma ogtahay in Erayga (Makaa ika) uu quraanka kariimka ah ku soo noqnoqday (68) jeer ?20-Ma ogtahay in Dhawaada(Kilmada Aduma’aniina) uu quraanka kariimka ah kusoonoqnoqday(13) jeer?

21-Ma ogtahay in Erayga (Shaydaan) uu quraanka kariimka ah ku soo noqnoqday (68) jeer?

22-Ma ogtahay in Erayga (Quraan) uu quraanka kariimka ah ku soo noqnoqday (68) jeer ?

23-Ma ogtahay in Erayga (Xayaat ama al xayaatu) uu quraanka kariimka ah ku soo noqnoqday (71) jeer ?

24-Ma ogtahay in Erayga (Al-rusul ama rasuul) uu quraanka kariimka ah ku soo noqnoqday (368) jeer ?25-Ma ogtahay in Erayga (Makaa ika) uu quraanka kariimka ah ku soo noqnoqday (68) jeer ?

1 comment:

  1. khayr illahay ha kuugu bedelo wax fiican baad ii kordhisay thanks bro.

    ReplyDelete